Jidka Jaalle Siyaad – Waddada ugu Ciriiriga iyo dhibka badan Caasimadda Muqdisho

Waxay isku hayaan sanka; waayo ma doonayaan nafis yar oo ay horay ugu socon karaan inay iska lumiyaan. Ciriirigu nuucaan oo kale ah markii ay ku jiraan, mas’aladu ugu weyn ma ahan ha igu dhicin iyo iska eeg horay iyo gadaal, balse waxaa midaynayaa hal ujeeddo oo aad u weyn – sideen uga baxsan karaa … Continue reading Jidka Jaalle Siyaad – Waddada ugu Ciriiriga iyo dhibka badan Caasimadda Muqdisho